Anders Borg. Sawirle: Anders Foghagen/Sveriges radio

Wadahadalka xubnaha dawladda ee miisaaniyadda sannadka foodda innagu soo haya

Carriga Sörmland, nawaaxiga Harpsund ayuu maanta ka bilaaban doonaa wada-hadalka xubnaha xisbiyada ku bahoobey hoggaanka dalka ee la xiriira miisaaniyadda sannadka foodda innagu soo haya ee 2014, middaasina oo baarlamanka la hor-keeni doono 18-ka bisha septeember.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".