Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Iskuulada oo ardeyda ku qasba keenista warqad baaris cudur

La daabacay fredag 23 augusti 2013 kl 13.46

Sida ay muujineyso warbaxin uu soo saarey ururka macallimiinta Lärarförbundet; afartii mid macaalimiinta ayaa sheegey in sikuuladooda ay ka dalbadaan ardeyda in warqad baaritaan cudur kalo yimaadaan dhakhtarka, tusaale mid muujineysa in uu ardeyka qabo ADHD. Si uu ardeyga u helo caawinaad dheeri ah oo laga caawiyo casharada.

 Laakiin arintas waxey ka soo horjeeda sharciga iskuulka oo dhigaya in ardeydka qatar ugu jira in uu ku dhaco imtaxaan waxuu xaq u leeyahey caawimaad dheerad ah.

Dalabyada iskuulka ee ay in ardeyda keensadaan warqad baarintaan cudur ayaa keeney in uu dheeraado falka loogu jiro xaruurmaha lagu baaro dhallinyarada taas oo sidoo kale badineysa qatarta ah in baaritaan qalad ah lagu sameeyo ardeyda sida uu yeri Håkan Nyman oo ku xeel dheer cudurada dareemayaasha mar uu u waramayey SVT.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".