Foto: Bertil Enevåg Ericson/Scanpix

Degmooyin ku faa'idaya qaabilaada qaxootiga

Xukumada ayaa gelineysa maal dhan 350 milyan oo karoon sannadkii degmooyinka qaabila qaxootiga badan halka degmooyinka ay yartahey qaxootiga ay qaabilaan la siinayo lacag yar.

Qorshahaas waxaa maanta shaaca ka qaadey wasiirka is-dhex-galka Erik Ullenhag.

Degooyinka Södertälje, Borlänge iyo Kristianstad ayaa ah degmooyinka ayaa ah kuwa ku faa'idaya qorshahan, halka degmooyinka kalo ah Vellinge, Danderyd iyo Lerum ay ahaanayaan kuwo qasaarey, sida uu yeri Ullenhag.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista