Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Howl-gabayaasha: "canshuur-dhimista shanaad ee shaqada ma la aqbali karo"

La daabacay måndag 26 augusti 2013 kl 13.03

Qorshaha xukumada ay ku dooneyso in ay markii shanaad ku hir-geliso dhimista canshuurta shaqada ayaa aad uga xanaajisey ururada Iswiidhen ee matala dadyowga howl-gabka ah.

Ku dhawaad shan urur oo matala dadka howl-gabka ah dalkan ayaa hada ka dalbanaya wasiirka dhaqaalaha Anders Borg si ay ugalo hadlaan canshuuraha laga qaado dadyowga howl-gabka ah.

" Canshuur dhimis sadexaad ee shaqqada iyo canshuur dhimis aan qiimo laheyn oo lagu sameeyo tan laga qaado dadywoga howl-gabka ah waxey sii kordhineysaa farqiga u dhaxeeya dadka shaqeeya iyo kuwo howl-gabka ah. Taasna ma ahana waxaan aqbali karno, ayey ku qoreen warsaxaafadeed.

Shantan urur ayaa matalaya ku dhwaad howl-gabayaal dhan 900 000 .

/ Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".