Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Iskuul qaas loo leeyahey oo albaadada leyskugu dhuftey

La daabacay onsdag 28 augusti 2013 kl 16.45
Iskuulka qaaska loo leeyahey Lundsberg oo albabada leyskugu dhuftey
(5:29 min)
Lundsberg internatskola. Foto: Scanpix

Iskuulka qaaska loo leeyahey Lundsberg oo ku yaala Sigtuna Stockholm ayaa maanta hey'ada kurmeerka iskuulka "skolinspektionen" amartey in albaabada laysku dhufto.

Arintan waxey timid kadib markii ardeyd dhigata iskuulka lagu gubey feero.

Iskuulkan ayaa waqti dheer waxaa hareereeyey fadeexado la xiriira xad gudubyo loo gesytey ilmaha dhigta iskuulkas. Bishii April ayaa skolinspektionen baaritaan ku sameysey iskuulka.

Laakiin arintan dhacdey asbuucii hore ee ah ardeyda feerada lagu gubey ayaa hada keeney in la go'aamiyo in iskuulkan albaabada leyskugu dhufto.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".