DEG DEG: Xabsi daa'in lagu riday mid ka mid ah eedeysaneyaasha

Go’aankii maxkamaddii Södertälje oo la shaaciyey ayaa lagu dhawaaqey in 17 ka mid ah  18-kii ruux ee dembiyada lagu tuhun-sanaa dhammaantood xabsiyo kala duwan oo u dhexeeya sannad illaa iyo xabsi daa'in. Halka hogaamiyihii kooxda lagu ridey xabsi daa’in ah, iyadoona lagu adkeeystay xukunk horay loogu ridey.

17 ka mid ah waxaa lagu xukumey xabsi halka shakhsigii 18-aad lagu ridey xukun ah in muddo toddoba bilood ah lagu hayo goobta xanaannada dhallin-yarada.  

                                                                 kenadid.mohamed@gu.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".