Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Ask: Waa in la kordhiyo xukunnada xabsidaa'inka

Wasiirka cadaaladda ee dalkan Iswiidhen Beatrice Ask ayaa sheegtay inay ku tala-jirto sidii tiro inta iminka ka badan uu ugu dhici lahaa xukun daa'in ah kolka ey geeystaan fal dil ah.

Wasiiradda ayaa maanta soo bandhigtay qoraal amuurtaa la xiriira oo uu ka mid yahay tusaale ahaan "inuu kor u kaco xukunnada xabsi-daa'inka ee ku dhaca badanaa shakhsiyaadka geeysta falalka dilka:
- Danta aannu ka leenahay ayaa ah inaannu hoosta ka xariiqno in falka ugu axmaq-san ee in ruux qudha lagaga jaro uu yahay in xabsi-daa'in lagu xukumo inta badan., sida ay sheegtay Beatrice Ask oo u warrameeysay laanta wararka ee Ekot.

                                                                                 kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".