Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Abid Al-Sahlani oo xabsiga laga daayey

Abid Al-Sahlani, ahna siyaasi ciraaqi ah, isla-markaana muwaadin iswiidhish ayaa laga sii daayey xabsigii la geeyey fiid-nimadii sabtidii ina dhaaftay, sida uu qoray war-geeyska Expressen boggiisa internet-ka Expressen.se.
Abid Al-Sahlani wuxuu ka mid yahay siyaasiyiinta dalka Ciraaq, iyadoona aan la caddeeyn sababta loo xirey iyo sidoo kale gabadhiisa Abir Al-Sahlani oo sheegtay inaanay war ka hayn sababta loo xabisay aabbaheed. Abir Al-Sahlani ayaa ka mid ah xubnaha xisbiga Dhexe (C) u metela baarlamanka dalkan Iswiidhen.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".