Amiirad Madeleine oo ilmo sugeeysa Maarso
La daabacay tisdag 3 september 2013 kl 10.03

Gabadha reer boqor amiirad Madeleine oo la dhalatay amiiradda iska leh dhaxalka boqortooyada dalka Iswiidhen ayaa la sheegay iney ilmo sugeyaan iyada iyo seeygeeda Christopher O'Neill, sida lagu daabacay bogga internet-ka ee reer boqor.
Horraanta bisha maarso ee sannadka 2014 ayaa la qiyaaseyaa dhalashada ilmaha, sida qoraalka lagu sheegay.
Isha TT
Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.