Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Det brinner i en industrilokal. Giftig rök sprider sig österut mot Giraffens köpcentrum. Alla som befinner sig i området bör bege sig därifrån. Boende i området uppmanas att gå inomhus och stänga dörrar, fönster och ventilation. För mer information lyssna på Sveriges Radio P4 Kalmar.
(Publicerat igår kl 17.16)

Obama oo cagta soo dhigey dhulka Iswiidhe

La daabacay onsdag 4 september 2013 kl 10.17
Air force diyaarada madaxweynaha Mareykanka oo hada soo cago dhigatey Arlanda. Foto: Sveriges Radio

Obama ayaa garoonka diyaarahada hada ku salaamaya marti sharaf halkaas ku soo dhaweynaya.

Carl Bildt, Jan Björklund, Annie Lööf oo ah wasiiro ka tirsan xukumada Iswiidhen ayaa halkaas ku saamaalaya. Waxaa sidoo kale ku soo dhaweeyey safiirka Mareykanka u fadhiya Iswiidhen.

madaxweynaha ayaa hada loo soo galbinayaa magaalada Stockholm.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".