Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Booqashada Barack Obama ee Istockholm. Sawirle: Pontus Ludahl/Scanpix.

Denis: Obama ballammadii uu qaaday kama aanu soo bixin

Booqashada uu madax-weyne Barack Obama ku yimid maanta caasimadda magaalada Istockholm ayaa ah middii ugu horeeysay ee uu dalkan ku yimaado madax-weyne mareeykan ah, muddada uu xilka madax-weyne-nimo ee dalkiisa hayo.

Marka laga yimaado dhammaan kullammada kala duwan ee uu la yeelanayo madaxda dalka iyo qeybaha kale ee bulshooyinka ayaa dhanka kale waxaa magaalada Istockholm ka dhici doona bannaan-baxyo lagu dhaleeceeyneyo siyaasadda Barack Obama. Bannaan-baxyada ayuu ka qeyb-geli doonaa Denis Cumar, kana mid ah dhallin-yarada iswiidhishka-soomaalida ee dalkan ku dhaqan. Denis Cumar oo aan wareeysi kula yeelaney khadka telefoonka ayaan marka ugu horeeysa weydiiney fikirka uu ka qabey xilligii doorashadii madax-weyne Obama.

                                                                         kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".