Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Kontaroollada hilbaha laga keeno EU oo laga dayriyey

La daabacay måndag 9 september 2013 kl 16.25
Sawirle: Mark Earthy/Scanpix

Waxaan hilbaha laga keeno dalalka Midowga Yurub si wanaagsan looga baarin bakteeriyada salmoneelada wadata.

Sida laga soo xigtey baaritaan ay samaysey Wakaaladda cuntooyinka waxaa daldaloolo laga helay hababka ay wax u kontaroolaan shirkadaha laga soo iibsado hilbahaas iyo shirkadaha iswiidhishka ah oo soo iibsada.

Waxyaalaha qoraalka baaritaanka lagu muujiyey waxaa ka mid ah in lixdii soo dejin oo la keenaba aan mid ka mid ah hab sax loo baarin iyo in shirkadaha hilbaha soo dhoofiya aysan shan meelood oo meeli lahayn hab ay ku hubiyaan dokumeentiga la socda badeecada ay soo iibsadaan.

Isha: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".