Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Istaraatajiya qaran oo ku wajahan cudurada wadnaha

La daabacay tisdag 10 september 2013 kl 10.12
Sawirle: Andreas H. Nilsson / SvD / SCANPIX

Waxaa soo yaraanaya halista in lala xanuunsado cudurada wadnaha iyo xididdada dhiigga, laakiin waxaa weli farqi weyn u dhexeeyaa dabaqadaha bulshada. Sidaasna waxaa bogga doodaha ee wargeyska Dagens Nyheter ku qoray wakiilo ka socda Hjärt-Lungfonden oo ah urur samafal oo hadafkiisu yahay in la ciribtiro dhammaan cudurada ku dhaca, wadnaha, dhiigga iyo sambabada.

Dadka ku nool xaafado sabool ah ama ay tacliintoodu hooseyso waxay ku sugan yihiin khatar ka weyn dadka kale in ay ku dhacaan cudurada wadnaha iyo dhiiggu. a ku badan, ayey qoreen wakiiladaan oo doonaya in la dejiyo istaraatajiyo qaran oo lagu yareynayo farqiyada ku dhexeeya dabaqadaha bulshada.

Isha: DN

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".