Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Det brinner i en industrilokal. Giftig rök sprider sig österut mot Giraffens köpcentrum. Alla som befinner sig i området bör bege sig därifrån. Boende i området uppmanas att gå inomhus och stänga dörrar, fönster och ventilation. För mer information lyssna på Sveriges Radio P4 Kalmar.
(Publicerat idag kl 17.16)

Tirada carruurta ku dhimata gaadiidka oo soo yaraatay

La daabacay onsdag 11 september 2013 kl 09.19
Sawirle: Hasse Pettersson/Sveriges Radio.

Tirada carruurta ku shilalka gaadiidka ayaa 30 sano oo ugu dambeysey isa soo dhintay boqolkiiba 83. Sidaasna waxaa lagu muujiyey daraasad ay wadajir u soo saareen jaamacadda Chalmers, Wakaaladda gaadiidka, iyo shirkadaha Autoliv iyo Volvo.

In carruurta ku dhimata shilalka gaadiidka ay yaraatey waxaa loo aaneynayaa in la adkeeyey oo la sii hagaajiyey amaanka kuraasta carruurta lagu fariisiyo, barkimooyinka iyo suunka ammaanka, iyo weliba iyadoo waddooyinku sidii hore ka wanaagsan iyo ammaanka gaadiidka oo la sugay.

Isha: SVD

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".