Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Abdiqani Mxamed. Sawirle: Warsame Elmi/Sverigesradio

Shirka ay wado jirka u qabanayaan EU iyo Soomaaliya

"Dowladda waxyaabo aan laga fileynin bay qabatey"
23 min

Hal sanno ayaa ka soo waregtey kadib markii Soomaaliya yeelatey dowladd rasmi ah balse taagdaran. Asbuuca soo socdana magaalada Bryssel waxaa ka dhacaya shir ay si wado jir ah u wado qabanayaa Midowga Yurub iyo dowladda Soomaalia. 

Hadaba shirkaas maxaa la fili karaa in uu ka soo baxo maxeyse qabatey dowladda rasmiga ah tan iyo markii la aas’aasey.

Arimahaas ayaan waxaan ka wareysaney Abdikani Moxamed oo ah nin dhallinyaro ah oo ka tirsan xisbiga Socialdemokratiga islmarkaana ka barta jamacada Stockholm Culumta Siyaasada.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".