Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Foto: Scanpix

Dib u eegis lagu sameyn doono Arbetsförmedlingen

Xukumada ayaa ku talisey in laanta shaqada Arbetsförmedlingen dib u eegis balaaran lagu sameeyo. Hindisaha xukumada ayaa kamid ah miisaaniyada ay xukumada soo bandhigi doonto berito.

Wasiirada suuqa shaqada Hillevi Engström ayaa warsaxaafadeed ku sheegtey in ay jirt baahi badan oo loo qabi in dib u habeyn lagu sameeyo laanta shaqada oo ah heyadda ugu muhiimsan ee xukumada ayey tiri.

25 augusti ayey aheyd markii lagu qasbey in ay xilka is-cashisho agaasamahii guud ee laanta shaqada Angeles Bermudez-Svankvist. Waqti dheerna waxaa socdey dood la xiriirta in Arbetsförmedlingen ay howlsha ku badan tahay ama ay qabato howlo qlad ah.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".