Foto: Scanpix

Reinfeldt oo xukumada isbadel ku sameeyey

Ra'iisalwasaare Fredrik Reinfeldt ayaa qobad uu ka jeedinayey maanta barlamaanka ku sheegey in uu xilkii ka qaadey wasiiradii hor-u-marinta Gunilla Carlsson asaga oo xilkaas ku wareejiyey wasiirada shaqada Hillevi Engström oo hada ka bacdii ah waiirada hor-u-marinta caalamiga ah. Elisabeth Svantesson ayaa loo magacaabey wasiirada suuqa shaqada.

Warar faah faahsan dib ayaan idiibn kaga soo sheegeynaa

.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".