Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Detta är sändningsledningen vid Sveriges Radio med ett viktigt meddelande till allmänheten i Sundsvalls kommun, Västernorrlands län. Det brinner i ett ställverk utanför Stockvik med kraftig rökutveckling. Räddningsledaren uppmanar alla som befinner sig i området att gå inomhus och stänga dörrar, fönster och ventilation. För mer information lyssna på Sveriges Radio P4 Västernorrland.
(Publicerat igår kl 23.44)

Xukun argagixisnimo oo ku dhacay muwaadin iswiidhish ah

Nin haysta dhalashada dalka Iswiidhen iyo Lubnaan ayuu ku dhacay xukun argagixis-nimo oo gaarsiisan laba sannadood iyo siddeed bilood oo xarig ah, midkaasina oo ay ku ridey maxkamad ku taala dalka Taayland, isagoo lagu eedeeyey inuu sharci-darro ku haystay qalab milateri.

Qalabkan ayaa la xiriira qiyaastii afar tan oo digo ah oo loo isticmaali karo sameeynta bamboooyin, lagana heley deegaan uu ku dhaqnaa ninkaasi oo dhaca duleedka magaalada Bankook.

Ninkan ayaa lagu eedeeyey inuu ka tir-san yahay dhaqdhaqaaqa Xisbullaah ee dalka Lubnaan oo waddammada qaar ey ku tiriyaan liiska argagixis-nimada.

Ninkan ayaa lafahaantiisa iska dheereeyay falkan lagu soo eedeeyey, isagoona ku tilmaamey eedeeyntaa inay tahay mid ay ka dambeeyso dawladda Israa'iil, isla-markaana ey cid kale digada lagu heysto dhigtay goobta uu ku dhaqnaa.

Isha/ TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".