Dalka Iswiserland oo u tallaabsaday iibsiga dayuurradaha dagaalka ee Jas

Baarlamanka dalka Iswiiserland ayaa Haa ugu codeeyey iyo in dalkaasi iibsado 22 ka mid ah dayuurradaha casriga dagaalka ee noocoodu yahay JAS Gripen ee lagu sanceeyo dalkan Iswiidhen.

Toddobaadkii tagay ayuu horay aqalka weyn ee baarlamanka dalkaasi cod aqlabiyad leh ku ansixiyey in dalkaasi iibsashada dayuurradaha Jas Gripen.

Hase yeeshee iminka looga qaadi doono bulshada dalkaasi cod sidii go'aan arrinkaa looga gaari lahaa iyo in dalka Iswiserland iibsado iyo in kale dayuurradaha dagaalka ee Jas Gripen.

Isha/ ekot

                                                                  kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".