Reer Istockholm waa ay ku qanacsan yihiin magaaladooda

Magaalada Istockholm ee caasimadda dalka Iswiidhen ayaa ka mid ah caasimmadaha waaweyn oo ey ku qanac-san yihiin bulshooyinka ku dhaqan. Baaritaan uu sameeyey hoggaanka ururka Miodwga Yurub ayaa lagu sheegey in 96% reer Istockholm ey ku qanac-san yihiin noloshooda, sida uu qoray war-geeyska DN.

Baaritaanka ayay magaalada Ålberg ka gashey kaalinta ugu sarreeysa, halka magaalada Aten ay ka gashay kaalinta ugu hooseeysa.

                                                           kenadid.mohamed@sr.se