Dhacaanka DNA oo loo adeegsanayo tilmaamaha ruuxa la tuhmayo

Mustakhbelka ayey dhaci kartaa in la adeegsado raadadka dhacaanka DNA ee laga helo meelaha ay faldenbiyeedka ka dhacaan si loo soo bandhigo tilmaamaha ruuxa lagu tuhmayo in uu galey denbigas. Sidaas waxey ku cadahey daraasad hor-u-dhac ah oo uu soo saareyn taliska booliiska qaran oo looga baaran degayo suurtegalnimada sharci ee adeegsiga farsamadaan.

Farsamada la adeegsanayo ayaa noqon karta macluumaad la xiriira timaha, midabka indhaha, qaabka wajigiisa u sameysan yahay, dadiisa iyo qaarada uu ka soo jeedo

Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".