Saxaafiyiinta reer Iswiidhen oo dalkooda ku soo food leh

5:36 min

Labo saxaafi oo reer Iswiidhen oo dalka Suuriya Ku afduubnaa ayaa shaley la soo daayey. Saxaafiyiint Magnus Falkehed iyo Nicklas Hammarström ayaa la afduubey 23 November sannadkii tagey mar ay ka Soo baxayeen dalkas. Waxeyse hadda ku soo fooleeyahiin Iswiidhen. Telefsihinka svt ayaa kulo kulmey wariyaashan garoonka dayuuradaha ee Beyrud dalka Lubnaan.