Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Detta är sändningsledningen vid Sveriges Radio med ett viktigt meddelande till allmänheten i Sundsvalls kommun, Västernorrlands län. Det brinner i ett ställverk utanför Stockvik med kraftig rökutveckling. Räddningsledaren uppmanar alla som befinner sig i området att gå inomhus och stänga dörrar, fönster och ventilation. För mer information lyssna på Sveriges Radio P4 Västernorrland.
(Publicerat igår kl 23.44)

Suxufiyiintii lagu haystey Suuriya oo shalay maqribkii soo galay Iswiidhen

Suxufiyiinta Magnus Falkehed iyo Niclas Hammarström ayaa maalintii khamiista ee shalay maqribnimadii ka soo degey garoonka diyaaradaha ee Arlanda kadib markii in muddo ah u xirnaayeen dadkii ku qafaashay dalka Suuriya.

Kadib markii ay soo cagadhigteen garoonka diyaaradaha ayey qabteen shir-jaraaid oo ay uga warrameen haysashadoodii:

- Annaga ayaa taageero isu ahayn oo isku qol ayaan seexan jirney, isku joodarina waa ku seexan jirney. Meesha aan ku jirneyna waxay qabow iyo mugdi, oo annagaa isdiirineyney. Markii midkayo murogoodo oo ooyo kan kale ayaa dejinayey. Waxaan isku dayi jirney inaan cuntada si isku mid ah u qaybsanno. Nadaafadda dharkayaga iyo jirkaba ayaan ku dadaali jirney annagoo mar walba is dhiirrigelin jirney. Kaasina wuxuu ahaa Niclas Hammarström oo ka mid ahaa labadaan suxufi-

Isha: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".