Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Sawirle: Claudio Bresciani/Scanpix.

Tuugo ku caanbaxday xadiddaa shukulaatada

Waxaa magaalada Varberg ee koonfurta Iswiidhen ku soo batay tuugo ku caanbaxday xadidda shukulaatada.

Dukaanka Coop oo ka mid ahaa meelihii ay xadiddaani aadka u asiibtay ayaa maalmihii ugu dambeeyey laga shukulaato kor u dhaaftay 500 oo xabbo oo qiimahooda lagu qiyaasay ilaa 10 000 karoon, sida uu madaxa dukaanku Andreas Andersson u sheegay idaacadda P4 Halland.

- Waa wax nagu cusub oo ma fahamsanin sababta ay shukulaatada nooca Marabou oo ah 200-garaam u tahay mid aad loo jecel yahay in la xado. Mar aan wareystey dukaamo kale oo badan, waxaan ogaadey in ay dukaamo kale oo badan ku dhacday dhibaatadaas mid la mid ah.

Isha: P4 Halland

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".