Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Daawooyinka xanuunka dejiya oo carqalad gelin kara korriinka maskaxda

Sawirle: TT.

Mid ka mid ah daawooyinka xanuunka dejiya nooca ay maaddada Paracetamol ku jirto ayaa noqon karta mid carqalad gelin karta koritaanka maskaxda oo keeni karta in dabeecadaha dadka waaweyn uu isbeddel ku yimaado. Sidaasna waxaa lagu muujiyey daraasad lagu tijaabiyey jiirar ama doolliyo oo ka dhacday jaamacadda Uppsala.

Caalinka Henrik Viberg ayaa wargeyska Upsala Nya Tidning u sheeggay in ay jiraan sababo loogu baahan yahay in laga xaddado isticmaalka daawada Paracetamol-ku ku jiro haweenka ku sugan gabagabadii xaammilnimada iyo in aad loo xaddado la siiyo dhallaanka aadka u yaryar ama sebiga ah.

Maaddada Paracetamol waxay ku jirtaa daawooyinka Alvedon, Panodil, Pamol iyo Reliv.

Isha: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".