Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
KA DHEERAADA GOOBAHA EY QURBAJOOGTU KU SUGAN YIHIIN

Maxay qurbajoogtu fikir ah oo ka qabaan digniintii Al-shabaab u fidisay

La daabacay fredag 17 januari 2014 kl 14.38
Shacabku ha ka dheeraado goobaha ey qurba-joogtu ku sugan yihiin
(8:40 min)
Koox ciidan ah oo ka tir-san Al-shabaab. Sawirle: Mohamed Sheikh Nor/AP/TT.

Sannadihii ugu dambeeyey oo ey ka soo muuqanayeen saan-saan nabadeed xaaladda ammaan ee Soomaaliya ayaa sababtay iney qurba-joog badani dib ugu laabtaan dalkoodii hooyo iyo magaalooyinkii ey yimaadeen sababo kala duwan aawadood. Hase yeeshee sida ey baahiyeen bogagga wararka ee soomaalidu in wakiil u hadlayay ururka Al-shabaab u hanjabay qurba-joogta iney dalkoodii hooyo booqasho ku tagaan.

Maxamed Jimcaale oo ku magac-dheer Jimcaale, kana mid ah dhallin-yarada soomaalida ee ku dhaqan dalkan Iswiidhen ayaa muddo lix sannadood dabadeed dib markii ugu horeeysay ugu laabtay magaalada Muqdisho markii ugu horeeysay bishii Diseembar ee sannadkii 2012. Isaga oo mar labaadna dib booqasho ugu laabtay bishii septeembar ee sannadkii xigay 2013:

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".