Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Sawirle: Alexander Linder/Sveriges Radio.

Qabowga oo fara ba’an ku haya gobolada waqooyiga Iswiidhen

Xalay qabowga degaanka  Karesuando wuxuu gaarey 42.5 derejo. Maantana waxaa la joojiyey dhammaan tareenada iyo basaska isaga dhex shaqeeya Boden iyo Kiruna iyo xuduudka Iswiidhen. Welina shirkadaha tareenadu ma oga goorta ay tareenadu shaqada bilaabi doonaan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".