Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

SJ oo shaqaalaheeda ku wargelineeysa hoos u dhig kharashka shirkadda

La daabacay tisdag 21 januari 2014 kl 09.58
SJ:s X 3000 iyo tareenka Green Cargo. Sawirle: Malin Hoelstad/Pontus Lundahl/TT

Shirkadda tareemmada ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaanno Sj ayaa ku talo jirta inay hoos u dhigto kharashka shirkadda dhaqaale gaarsii-san hal bilyan oo koron, qorshahaasina oo shirkaddu ey dhowaantan soo ban-dhigi doonto. Iyada oo uu hoggaanka shirkaddu subax-nimada saaka oo salaasa ah ku war-geliyay shaqaalaha shirkadda qorshihiisa la xiriira hoos u dhigga kharashka shirkadda iyo is-bedellada ay middaasi la iman doonto.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".