Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Sawirle: Anna Torgnysdotter/Sveriges Radio.

Sicirka cuntooyinka oo kor u sii kacaya, halka sicirka qaxwuhu hoos ugu dhacayo

Sicirada cuntooyinka ee Iswiidhen ayaa sannad gudahiis kor ugu kacay boqolkiiba 2.2, sida lagu muujiyey tirakoob uu saaray xafiiska dhexe ee tirakoobka oo loo soo gaabiyo SCB oo lagu soo daabacay wargeyska Dagens Nyheter.

Contooyinka ay siciradoodu sida ugu badan kor ugu kaceen waxay kala ahaayeen furutooyinka, kalluunka, caanaha, farmaajada iyo ukunta.

Dhanka kale waxaa wax yar kor u kacay sicirada rootiga iyo cuntooyinka laga sameeyo abuurka sarreenka ama qamadigu ka mid yahay, halka ay qiimaha qaxwaha, shaaha iyo kakawgu hoos ugu dhaceen.

Sidaas ayey Iswiidhen ku noqotay waddanka afraad ee ugu cunto qaalinsan dalalka Midowga Yurub.

Isha: DN

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".