Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Daarasad lagu saameeyey Soomaalida ku nool Malmö

La daabacay fredag 31 januari 2014 kl 14.06
Shaqo la’aanto waxey dhalisaa faqri iyo ciriiri noolaleed
(5:25 min)
Foto: Fernando Arias/Sveriges Radio

Dadka Soomaalida ah ee ku nool magaalada Malmö wey ku faraxsan yahiin ku noolaanshaha magaaladas laakiin waxuu caqabad ka heystaa dhanka shaqo helida iyo is-dhex-galka bulshada. Sidaas waxaa lagu cadeeyey warbaxin maanta uu soo bandhigey ururka caalamiga ah ee la yiraahdo Open Society Foundation oo daraasad ku sameeyey xaalada ay ku sugan yahiin soogalootiga Soomaalida ah ee ku nool todobo mgaalo oo Yurub ku yaala.

Barafesor Benny Carlsson ayaa masuul ka ahaa daraasada qaybtieeda

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".