Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Dood ka dhalatey warbaxin iyo Seminaar Muslimiinta looga hadlayey

La daabacay fredag 31 januari 2014 kl 15.25
"Rashid Musa: xaq umalaha in ay liidaan Muslimiinta
(5:04 min)
Rashid Musa oo ka tirsan ururka MMRK. Sawirle: Warsame Elmi/SR

Todobaadkan ayaa macadka fikir curinta u janjeera suuqa xortaha ee layiraahdo Timbro oo soo saarey warbaxin loogu magac darey ”Yaa matala codbixiyaasha muslimiinta Iswiidhen? Seminaar looga faalaqoonayey warbxintaan oo lagu qabtey Stockholm ayaa dhalisey dareemayaal iyo dhaleeceyn faro badan. Madaama dadka lagu marti qaadey in ay fikarkooda ka dhiibtaan warbaxintaan ay ahaayeen, rag da’ ah, cadaan ah oo aan muslim aheyn. Arintaas oo uu ka gilgishey uuru la yiraahdo Muslimiska människliga rättigheterskommitté. Rashid Musa oo ka socda ururka MMRk ayaa kamid ahaa dadkii soo qaban qaabiyey Seminariumkan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".