FADLAN NALA QEYBSO FIKIRKAAGA KU WAJAHAN SU'AALLO LA XIRIIRA EU

Doorashada xildhibaannada baarlamaanka Midowga Yurub EU

Faallo ka dhiibo su'aalahan:

* Su’aalaha kuugu muhiimsan ee doorashad EU?
* Siyaasadda kuugu xiisaha badan ee doorashada EU?
* Warbixin iyo aqoon maxaad ka fileeysaa inaad ka hesho barnaamijyada idaacadda ee la xiriira doorashada EU?

Go'aammada ka soo baxa baarlamanka EU waxey saameeyn ku yeeshaan nolosha bulshada ku dhaqan Iswiidhen. Sidaa daraadeed inaan doorashada ka qeeyb qaadan karto iyo in kale kaama hor istaageyso inaad fikir mka dhiibato su'aalaha dusha ku qoran. Mahadsanidin.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".