Cayaarihii OS ee xilliga qaboobaha oo ka bilaabanaya Sotji ee Ruushka

Tartanka cayaaraha olimbiga qaboobaha oo Sotji ka socda.
3:55 min

Tartanka cayaaraha olimbiga ee qaboobaha ay maanta saacadu mark ay tahay shanta galabnimo xarigga looga jarayaa magaalada Sotji oo dhaca koonfurta dalka Ruushka, daanka Badda Madow. Waxay noqoneysaa markii ugu horreysey oo uu dalka Ruushka qabanqaabiyo cayaaraha olimbiga xilliga qaboobaha.

Cayaarahaas oo ka kooban qaybo kala duwan oo ka mid ah cayaaraha qaboobaha la dheelo, ayey Iswiidhen koox cayaartoy ah iyo wefti ballaaran oo ay hoggaamineyso wasiiradda Isboortiga Lena Adelsohn Liljeroth oo iyadu horey u sheegtey in aysan furitaanka goobjoog ka noqon doonin.

Isha: SR

Fråga
Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".