1 av 4
Charlotte Kalla. Sawirle: TT, Collage: Radiosporten
2 av 4
Marcus Hellner. Sawirle: TT
3 av 4
Charlotte Kalla oo iksu dayeysa iney dhaafto. Sawirle: TT
4 av 4
Marcus Hellner oo billad qalin ah ku guuleystey. Sawirle: Maja Suslin / TT

Iswiidhen oo cayaaraha olimbiga qaboobaha ka qaaddey 2 billadood

Iswiidhen ayaa labadii billadood oo ugu horreeyey ka qaaddey cayaaraha olimbiga oo ka socda magaalada Sotji ee dalka Ruushka. Billadahaas oo qalin ahaa waxaa ka qaadey Charlotte Kalla oo ku qaadatay orodka dheer ee ulaha barafka iyo Marcus Hellner oo kaalinta ka galay tartanka orodka barafka ee noocyada kala duwan. Sidaasna waxaa soo werisey wakaaladda wararka ee TT.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".