Lotta Bromé, Patrik Andersson och Ahmed Hussein Abdi. Foto: Åsa Stöckel/Sveriges Radio.

Soomaaliya oo tartanka aduunka ee bandiga ka qayb-galeysa sannadka soo socda

"Dadka ma naga fileynin in aan goolal dhallin doono"
7:14 min

Soomaaliya waxey ka qayb gashey markii ugu horeysey tartanka aduunka ee xeegada barafka. Kooxda Soomaaliya waxey tartankas ka soo dhaliyeen saddex gool. Laakiin kooxda ayaa waxa qorsha ugu jira in ay ka qayb galaan tartanka soo socda ee xeegada barafka ee aduunka oo la qaban doona bilowga sannadka 2015. Ahmed Hussien Abdi oo dad'diisa 19 sanno jirtahey islamrkaana kamdi ahaa qooxda qaranka ayaa maanta nagu soo booqdey xarunta Radiyaha Iswiidhen.  Waxuuna nooga waramey siduu u dhacey tartankii aduunka ee ay kaga qayb-galeen dalka Ruushka gaar ahaan gobolka Siberia.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".