Johan Olsson. Sawirle: Anders Wiklund/TT

Iswiidhen oo billad cusub ka qaaddey cayaaraha olimbiga ee Sotji

Orodyahanka Johan Olsson ayaa billad qalin ah ka qaatay tartankii orodka barafka ee 15ka kiilomitir ah oo lagu magaalada Sotji, oo hadda ay ka socdaan cayaaraha olimbiga ee 2014. Billaddaanina waxay billaddii lixaad. Horay ayey Iswiidhen u qaaddey afar qalin iyo hal naxaas ah.

Orodyahanka Daniel Richardsson ayaa isaguna qaaday billad naxaas ah.

Waxaa tartanka orodkaan barafka ku guuleystey Dario Cologna oo ka socda dalka Iswiiserland.

Isha: TT Sport

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".