Utrikesminister Carl Bildt. Foto: Leif R Jansson/TT.

Carl Bildt: madaxweynaha Ukrain waa gacan ku dhiigle

Wasiirka arimaha dibadda Carl Bildt ayaa canbaareeyey rabshada ka socota dalka Ukrain.

" Maanta madaxweyne Janokovitj gacmaha ayuu dhiig gashadey” ayuu yeri Carl Bildt oo hadda ku sugan xarunta barlamaanka dalkan Iswiidhen oo looga doodayo siyaasada arimaha dibadda.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".