Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Iswiidhen oo finaal u gudubtay kadib markii ay badisay Finland

Publicerat fredag 21 februari 2014 kl 15.33
1 av 8
Erik Karlsson oo u dabbaaldegaya gool u dhaliyey. Sawirle: Petr David Josek/TT
2 av 8
Sawirle: Matt Slocum/TT
3 av 8
Sawirle: TT
4 av 8
Sawirle: Matt Humphrey / AP
5 av 8
Sawirle: David J. Phillip / AP
6 av 8
Goolkii ay Iswiidhen ku bareejeysey. Sawirle: Alexander Nemenov/TT
7 av 8
Sawirle: Matt Slocum / AP
8 av 8
Sawirle: Petr David Josek/TT

Waxaa maanta duhurnimadii madaxa isla galay kooxda xeegada barafka wiilasha ee Iswiidhen iyo kooxda Finland. Cayaartaan oo ah semifiinaal ayaa waxaa qabtay garoonka ka ahaydhadda garoonka Bolsjojo o ku yaal magaalada Sotji ee dalka Ruushka.

Intii lagu dhexjirey qaybtii labaad cayaarta ayey kooxda Finland gool kala hormartay kooxda Iswiidhen oo sidaas ay cayaartu ku noqotay 1 gool oo Finland leedahay iyo Iswiidhen oo 0 ah. balse toban daqiiqo kadib ayey kooxda Iswiidhen bareejeysey kadib markii ay kubbadda ku hubsatay shabaqa goolka Findland. Toban daqiiqo kadib ayey Iswiidhen labaad kubbadda gudaha u dhigtay goolka Finland oo sidaas ku hoggaamisey 2-1 cayaarta.

Cayaartu waxay socoto oo la isa sigaba, oo dadkii kala taageersanaa labada kooxood ay wadnefug iyo walaac ku reebtaba, ayuu garsoorihii cayaartu firimbiga yeeriyey kolkii ay saacaddu ku istaagtey 15:17. Sidaas ayeyna Iswiidhen ugu gudubtey cayaarta kama dambeysta ah ee fiinaalka oo ay isaga hor iman doonaan kooxda ku soo badisa cayaarta maanta dhexmareysa kooxaha Kanada iyo Maraykanka.

Isha: SR

Fråga
Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".