Sawirle: Kate Gabor. Qaabeyn: Lars Sjööblom

Dhawaan waxaa qaaligaroobaya dirista waraaqaha

Laga bilaabo 1 april hal karoon ayaa lagu kordhinayaa qiimihii tigidhka lagu dhejiyo waraaqaha loo diraayo dalka gudihiisa, taasoo ka dhigaysa qiimaha 7 kr. Laakiinse waxaa laguu siyaadinayaa miisaanka waraaqda aad direysid, waxa la kordhinayaa in ka badan laba jibaar miisanka waraaqda aad hal tigidh ku dirikartid. Waxaan laga dhigayaa 50gram halkay maanta ka tahay 20gram.

Markii ugu danbaysay ee kor loo qaado qiimaha tigidhka waraaqaha waxay ahayd sanadkii 2009, siday qortay jariidadda Svenska dagbladet.

Isha: SvD

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".