Sawirqaade: Scanpix.

DACWADAHA ISKOOLADA

Waxa sii badanaysa tirada ardayda ka cabanaysa in dhibaatooyin loogu gaysato skoolada ama aanay helay taageero ku filan.

Lixdii bilood ee u danbeeyey sanadkii tegay, 2000 oo dacwadood ayaa loo gudbiyey

Hayada koormeerka skoolada, taasoo macnaheedu yahay inay dacwadahu kor u kaceen 30% marka la eego xiligaas oo kale sanadkii tegey, sida ay qortay jariidadda Göteborgs-Posten.

Sababta ay kor ugu kaceen dacwaduhuna waxaa loo aanaynayaa in tahay ardayda iyo walidiinta oo ku dhiiraday gudbinta dacwooyinka.

Isha: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista