Dowladda Iswiidhen oo ku hanjabtay in ay dacwad ka gudbin doonto Golaga EU

Dowladda Iswiidhen ayaa ku hanjabtay in ashtako ka gudbin doonto Golaha Midowga Yurub oo u gudbin doonta Maxkamadda Midowga Yurub. Ashtakadaas ayaa ku aaddan in goluhu la daahay in uu dhabba-tuska loo baahan yahay ka soo saaro in lagu joojin lahaa waxyaalaha kiimikada oo waxyeelada u geysan kara hormoonka dadka iyo duunyada.

Isha: Ekot

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".