Leonore Lilian Maria. Sawirle: Mudane Christopher O'Neill

Leonore Lilian Maria, magac cusub oo ku soo biiray qoyska boqortooyada

Boqorka Iswiidhen ayaa maanta ku dhawaaqay in gabadha yar ee ku soo biirtey qoyska boqortooyada loo bixiyey amiirad Leonore Lilian Maria. Waxaana loo magacaabay in ay noqoto amiiradda jasiiradda Gotland. Gabadhaan oo toddobaadkii hore dhalay ayey isu dhaleen amiiradda Iswiidhen Madeleine iyo saygeeda Christopher O’Neill.

Isha: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".