Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Shuruudo adag oo lagu xirayo shirkadaha tagaasida

Sawirle: Bertil Ericson / SCANPIX

Baare ay dowladdu u xilsaartay ayaa soo jeediyey hindise ah in shirkadaha tagaasida lagu xiro shuruudo adag oo ku saabsan in ay dadka macaamiisha ku wargeliyaan qiimaha safarka inta aan taksiga la dhaqaajin.

Ujeeddada laga leeyahay hindisahaan ayaa ah in laga hortago in uu yimaado tartan aan sharci ku dhisneyn iyo in la kordhiyo badbaadada macaamiisha.

Hindise kale oo la soo jeediyey ayaa ku saabsan in dareewalada tagaasida lagu shuruud adag oo ah in ay aqoon fiican u leeyihiin degaanada ay ka hawlgalaan.

Isha: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".