Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Wasaaradda Arrimaha Dibedda oo ka digeysa safarada Masar lagu tago

La daabacay fredag 28 februari 2014 kl 12.43
Sawirle: Mosaab El-Shamy/Scanpix

Wasaaradda arrimaha dibedda ee Iswiidhen tegin waqooyiga Siinay ee dalka Masar, isla markaasna ay ka jooga booqashooyinka aan muhiimka ahayn oo lagu tegayo dalkaas qaybihiisa kale oo aan ka ahayn dhulalka dalxiiska oo ku yaal xeebaha Badda Cas.

Shirkadaha qabanqaabiya dalxiiska oo ay ka mid yihiin Fritidsresor, Apollo iyo Ving ayaa toddobaadkii hore bartamihiisa sheegay in ay dalka Masar ku sugnaayeen ilaa 1200 oo qof oo ah dalxiisayaal iswiidhish ah.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".