Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Sawirle: TT

Hablaha Borlänge oo u xeeytay iyaguna ciyaarta xeegada barafka

Habluhu iyaga ayaa codsiga soo gudbiyey
8:41 min

Iyada oo laga amba-qaadayo guushii cayaartooyda soomaalida xeegada barafka bandy-ga ee magaalada Borlänge ayaa iminka lagu talo jiraa qorshe midkaa la mid ah ee ku wajahan hablaha soomaalida ee nawaaxigaa ku dhaqan. Haweenka iyo hablaha asal ahaan ka soo jeeda soomaalida ee ku dhaqan nawaaxiga Borlänge ayaa diyaar u ah iney qeyb ka noqdaan bulshada ey ku dhex nool yihiin, iyadoona uu codsigu dhankooda ka yimid sida uu sheegay Mursal Ciise, hogaamiyaha qorshihii lagu taaba-geliyey abuuritaanka kooxda qaranka soomaalida ee ciyaarta xeegada barafka ee bandy-ga, mar aannu khadka telefoonka kula xiriirnay.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".