Etablering waa howlgal aannu ku qanacsannahey ka qabgalkiisa

26 min

Laamaha kala duwan ee idaacadda Radio Sweden oo ay ka mid tahay laanta af-soomaaliga oo booqasho howleed ku tagtay magaalada Malmö ayaa barnaamij la xiriira nolosha soomaalida ku dhaqan gobolka Skåne qaasatan magaalada Malmö idiinka diyaasirsay maalintii khamiista bishuna ahayd 28-ka agoosto ee sannadka 2014.

Barnaamijkaa oo salka ku hayay nidaamka meeleeynta tallaabeey-san ee lagu magacaabo Etablering. Heerka shirkadleyda soomaalida, joogsiyada hor taagan ee la xiriira sidii ey soomaalidu shirkado u abuuran lahaayeen, shaqa la’aanta baah-san iyo ka qayb-galka doorashada foodda innagu soo haysa ka dhageeyso halkan.

                                                                          kenadid.mohamed@sr.se