Stockholm: Tuhun cudurka Eebola

Cusbital ku yaala magaalada Istockholm ayaa lagu karantiiney shakhsi looga cabsi qabo cudurka Eebola.

Ninkan oo ah dhallin-yaro ayaa dar-yeel caafimaad u doontay calool-xanuun iyo qandho markaasi haysay, kadib booqasho kuu kaga yimid dal ka mid ah waddammada uu cudurku haleeley ee qaaradda Afrika, iyadoona uu iminka ku karantiinan yahay goob ka mid dhismaha cusbitalka Karolinska ee degmada Huddinge, halkaasina oo tijaabooyin looga qaadeyo iyo sidii loo ogaan lahaa inuu cudur-side yahay iyo in kale.                 

 Isha /P4 Stockholm

                                                                     kenadid.mohamed@sr.se