1 av 3
Olof Persson, vd för Volvo AB presenterar företagets delårsrapport under en pressträff på Tändstickspalatset i Stockholm. Foto: Anders Wiklund / TT.
2 av 3
Заводу в Турсланда/ Torslanda исполнилось весной 2014 года 50 лет. Foto: Victor Jensen/P4 Väst
3 av 3
Volvo XC90. Foto: Victor Jensen/Sveriges Radio.

Shirkada Volvo oo macaashkeedu cirka isku shareeray

Shirkada Volvo ayaa macaashkeedu sare u kacay, saddexdan bilood ee sannadkan u dambeeyay. Shirkadan oo ah midda adduunka ugu horaysa ee soo saarta baabuurta waaweyn ayaa shaacisay macaash ah 2,3 bilyan oo koroon, inta aan cashuurta laga jarin. 

Middaas oo sannadkii hore waqtigan ahayd 1,7 bilyan oo koroon. Macaashkan ayaa ah mid aad uga sareeya midkii ay filayeen. Sadaasha ayaa hore u shaacisay macaash ah 600 oo milyan oo koroon, sida laga soo xiganayo wakaalada wararka ee Reuters. 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".