Gaadhiga booliska. Foto: Anna-Karin Lampou/Sveriges Radio

Hal qof oo lagu dilay magaalada Jönköping

Hal qof ayaa xalay lagu dilay magaalada  Jönköping halka qof kalena dhaawac culusi soo gaadhay.

 Laba qof oo da'doodu ka yar tahay 18 jir oo in ay falkan ka danbeeyeen looga shakisan yahay  ayaa dhacdadan loo xidhay kadib markii laga qabtay gobolka Skåne. Labadan qof ee la xidhay ayaa lagu eedaynayaa in ay ka danbeeyeen fal dil iyo fal ah isku day dil.

Xigasho: TT

Musa Isse

musa.hassan@sr.se

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".