Carruurta kalinimada ku timaadda Sweden Foto: Drago Prvulovic och Fredrik Sandberg

Carruurta kalinimada ku timaadda oo tiradoodu korodhay

Carruurta magangalyodoonka ah ee aan waalidka wadan ee Sweden timid oo tiradoodu gaadhayso 5000. Halkan hoose waxa aynu ka arki karnaa tirada carruurta timid dalka sannadihii u danbeeyay.

Carruurta magangalyodoonka ah ee aan waalidka wadan ee Sweden timid oo tiradoodu gaadhayso 5000. Halkan hoose waxa aynu ka arki karnaa tirada carruurta timid dalka sannadihii u danbeeyay.

2013: 3852

2012: 3578

2011: 2657

2010: 2393

2009: 2250

Qiyaas ay samaysay laanta socdaalku ayaa saadaalinaysay in carruurta kalinimada ku imanaysa Sweden ay gaadhi doonto 6500 sannaddada 2014 iyo 2015. Tirada ilaa hadda timid ayaa se 100% ka badan tiradii wakhtigan oo kale timid sannadkii 2013. Maaddaama oo ay badan yihiin carruurta kalinimada ku imanaysa Sweden waxa ay laanta socdaalku kordhisay goobaha carruurta lagu hayo oo awal ahaa 2015, waxaana hadda laga dhigay 3200 oo goobood. Guddida maamulka degmooyinka ayaa maamuli doona sida goobahaasi loogu kala qaybinayo deegaanada kala duwan ee dalka.

Halkan hoose ka eeg waddamada ay ka kala yimaaddeen carruurta kalinimada ku timid Sweden.

1 Eritrea            1274

2 Afghanistan      976

3 Somalia           800

4 Syrien             786

5 Marocko          284

6 Statslösa         271

7 Algeriet             92

8 Albanien           64

9 Etiopien            57

10 Irak                51

Xigasho: Migrationsverket

Musa Isse

musa.hassan@sr.se

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".